WOOW Mar Kale:Daawo Wiilka Ronaldo Oo Wali Adduunka Kaga…

1
84 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Wiilka uu dhalay Cristiano Ronaldo ayaa wali adduunka tusaya tayadiisa gool dhalineed kadib gool kale oo cajiib ah oo uu dhaliyay. Ronaldo Jr ayaa ku socda wadada aabihii oo haatan ah xiddigaha ugu fiican addduunka marka loo eego waxyaabaha uu ka dhex samaynayo garoonada. Cristiano Ronaldo ayaa isna wiilkiisa si gaar ah isha ugu haya isaga oo ka qayb gala dhamaan kulamada uu ciyaaro isaga oo waliba la wadaaga baraha bulshada

More from Muuqaladii ugu danbeeyay, Spain

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon