Oops Yaa Arkay Goolhaye La Mid Ah: Daawo Badbaadinadii…

1
Goolhayaha kooxda Man United David De Gea ayaa wacdaro dhigay kulankii Arsenal ee ay kooxdiisa man United 3/1 uga badisay kulan ka tirsanaa horyaalka premier league. De Gea ayaa rikoor cajiib ah dhigay kulankaas isaga oo badbaadiyay 14 kubadood oo gool u ekaa isaga oo ka yaabsaday adduunka kadib qaab ciyaareedkiisa. Waxa aanu muuqaalkan ku soo bandhigayaan badbaadinadii uu sameeyay kulankaas ee ka yaabsaday adduunka ee ilaa haatan la hadal hayo.

More from Ingiriiska, Muuqaladii ugu danbeeyay

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon