Oops: Daawo Neymar Oo Dhaawac Xun U Gaystay Xiddig Ka Soo…

1
172 views
Like (0) (0) Share Shuffle

Xiddiga kooxda PSG ee Neymar ayaa dhaawac halis ah u gaystay xiddig u ciyaara kooxda Strasbourg isaga oo si xun u garbiyay taas oo keentay in uu si xun dhulka ugu dhoco.

Neymar ayaa kaliya loo taagay kaarka digniinta laakiin xiddigii ayaa garoonka laga qaaday markii uu ciyaarta wadan kari waayay.

Xiddiga reer Brazil ayaa sidaa u sameeyay maadama uu xanaaqsanaa kooxdiisa goola looga horeeyay wakhtigauna dhamaad ku sii dhawaanayay.

 

More from Caalamka, Muuqaladii ugu danbeeyay, Uncategorized

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon