Khatar: Daawo Qaabkii Uu Lukaku Gool Isaga Dhalin Gaaray…

1
176 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Weeraryhanka kooxda Man United ee Romelu Lukaku ayaa kulankii Arsenal iska dhalin gaaray kulan gali lahaa taariikhda kooxda Man United. Lukaku ayaa kubad la soo badaxeeyay isku dayay in uu goolkiisa ka fogeeyo laakiin kubadii uu doonayay in uu fogeeyo ayaa ku laabatay goolka kooxdiisa. Laakiin Mucjiso De Gea ayaa kubadaas u diiday in ay shabaqiisa gasho kana fogeeyay in uu saaxiibkii gool si khalad ah isaga dhaliy       Muuqaaladii ugu danbeeyay ee ciyaaraha kubada cagta had iyo jeer kala soco shabakada laacibtv. Haddii uu muuqaalkaan ku cajibayay la sii wadaag asxaabtaada Facebook iyo Twitter.

More from Ingiriiska, Muuqaladii ugu danbeeyay

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon