Goolka Maanta Oo Kale: Daawo Kooxda Ac Milan Oo Maamuustay…

1
168 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Kooxda Ac Milan ayaa maanta xustay halyeeyga reer Sweden haatan weerarka uga ciyaara kooxda Man United ee Zlatan Ibrahimovic iyaga oo bogaada Twitter-ka soo dhigay muuqaal gool uu u dhaliyay kooxda maanta oo kale sanadkii 2/12/2010. Xiddiga reer Sweden ayaa kooxda Ac Milan la qaatay wakhti fiican isaga oo la gaaray guulo waaweyn oo tartamada oo dhan ah intii uu joogay kooxdaa. Zlatan Ibrahimovic ayaa maanta oo kale gool qurux badan oo gantaal ah u dhaliyay kooxda kulan ay la ciyaarayeen kooxda BRESCIA.

More from Italy, Muuqaladii ugu danbeeyay

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon