Daawo: Ronaldo Oo Canaanaya Xiddigaha Ay Isku Kooxda Yihiin…

1
70 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronlado ayaa u muuqday mid si weyn uga xanaaqay xiddigaha aya isk kooxda yihiin Kulankii Atletico Bilbao. Ronaldo ayaa u muuqday mid u sharaxaya xiddigaha ay isku kooxda yihiin isaga oo waliba si caro leh ula hadlaya xilli ay dhaafi laayihiin kooxda Bilbao. Ugu dambayn kooxda Real Madrid ayaa bar-baro 0/0 ah la dhaafi waday kooxda Atletico Bilbao kulan ka dhacay garoonka San Mames.

More from Muuqaladii ugu danbeeyay, Spain

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon