Daawo: Lionel Messi Oo Aan Xitaa U Naxariisanayn Xiddigaha…

1
156 views
Like (1) (1) Share Shuffle
Kadib kulankii Mestalla Stadium iyo Barcelona iyo Valencia ay barbaraha ku kala baxeen waxaa eedayn aan la soo koobi kari la kulmay garsoore Ignacio Iglesias Villanueva kaas oo si lama filaan ah iskaga diiday in Lionel Messi uu ku abaal mariyo gool cadaan ahaa oo uu dhaliyay taas oo keentay in kooxda Valverde ay babraro kala soo laabtay Valencia, waxaana jirtay dood wayn oo laga keenay go’aan sidan u wayn oo saamayn ku yeeshay kulan ay ciyaarayeen labada kooxood ee horyaalka La liga ugu sareeyaa. Laakiin usbuuc gudihii garsoore Ignacio Iglesias Villanueva ayaa markale dhexda u galay muran wayn oo uu ka abuuray kulankii Copa Del Rey ee dhex maray kooxaha Espanyol iyo Tenerife isaga oo go’aan kale oo qalad ah gaadhay kaas oo muran abuuray.

More from Muuqaladii ugu danbeeyay, Spain

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon