Daawo: Caarkii Casaa Ee Loo Taagay Sergio Ramos, Xiddig Ayuu…

1
33 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Daafaca kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa kaarka cas loo taagay kulankii ay kooxdiisu bar-baraha la gashay kooxda Atletico Bilbao kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga. Xiddiga ayaa kaarka cas loo taagay kadib markii uu qaatay digniintii 2-aad qaatay khaladna ku galay xiddiga Aduriz ee weerarka uga ciyaara Bilbao. Ramos ayaa qaatay kaarkiisii 16-aad ee tartanka horyaalka La Liga isaga oo noqday xiddigaha ugu casaan qaadashada badan horyaalka La Liga.

More from Muuqaladii ugu danbeeyay, Spain

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon