Daawo : 10-kii Gool Ee Ugu Qurxoonaa Todobaadkaan Garoomada…

252 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Horyaalada ugu weyn qaaradda yurub ayaa todobaadkaan waxaa laga dhaliyay goolal aad u qurxoon oo la xasuusan doono illaa todobaadka dambe Tobankaas gool ee ugu qurxoon goolasha laga dhaliyay garoomada yurub waxaa todobaadkaan ku jiro gool madaxa ah oo uu dhaliyay goolhaye Hadaba Laacibtv.net ayaan idin soo xushay muuqaal soo koobaya tobankaas goolashaas , Hadaba Halkaan ka daawo muuqaalkaas

More from France, Germany, Ingiriiska, Italy

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon