Daawo: Goolkii Uu Goolhayaha Kooxda Benevento Ka Dhaliyay…

222 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Kooxda Ac Milan ayaa bar-baro kala kulantay kooxda Benevento kulan ka tirsanaa horyaalka Italy todobaadkiisii 15-aad kana dhacay garoonka Maurizio Mariani. Kulanka ayaa ku dhamaaday bar-baro 2/2 ah xilli ay labada gool kooxda Ac Milan u dhaliyeen xiddigaha Giacomo Bonaventura iyo Nikola Kalinic. Xilli ay kooxda Ac Milan u muuqatay in ay badisay ayuu goolhayaha kooxda Benevento goolka bar-baraha madaxa ugu dhaliyay kooxdiisa.

More from Italy, Muuqaladii ugu danbeeyay, Uncategorized

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon