Daawo: Saxiixa Cusub Ee Liverpool Naby Keita Oo Ku Dayday…

1
119 views
Like (0) (1) Share Shuffle
Todobaadkii hore ee horyaalka Premier league Sadio Mane ayaa kaarka cas loo taagay kadib markii uu si xun khalad uga galay goolhayaha kooxda Man city ee Ederson. Sida la wada ogyahay Naby Keita ayaa xagaaga dambe ku biiri doono kooxda Liverpool kadib markii ay labada kooxood ka heshiiyeen qiimihiisa. Waxa aad moodaa in uu durba Keita maray wadadii xiddiga ay mustaqbalka dhaw isku kooxda Noqon doonaan isaga oo khalad la mid ah midkii Mane ku galay xiddig Christophe Karam. Baraha bulshada ayaa si weyn looga hadal hayay xilli dadka qaar lahaayeen waxa uu muujiyay in uu u qalmo in uu ku biiro kooxda Liverpool.

More from Ingiriiska, Muuqaladii ugu danbeeyay

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon