Daawo: Goolkii Cajiibka Ahaa Ee Uu Paulo Dybala Ka Dhaliyay…

124 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Juventus ee Paulo Dybala ayaa kooxdiisa Juventus u dhaliyay gool cajiib ah oo indho qabatin leh kulanka ay haatan la ciyaarayaan kooxda Sassuolo. Juventus ayaa Sassuolo la ciyaaraysa kulan ka tirsan horyaalka Italy todobaadkiisii 4-aad waxana uu xiddigan daqiiqadii 16-aad ee qaybta hore. Xiddiga reer Argentine ee Paulo Dybala ayaa gool qurux badan dhaliyay isaga oo gool gantaal ah ka dhaliyay goolhayahana istaajiyay.

More from Italy, Muuqaladii ugu danbeeyay

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon