Muuqaal: Ousmane Dembélé,Kylian Mbappé,Alex Oxlade…

1
Saddex maalmood ayaa ka harsan wakhtiga uu suuqa kala iibsigu xirmayo kooxda PSG Ayaa kusii dhowaanaysa saxiixa xiddiga Kylian Mbappé kaas oo kooxda PSG ugu biiraya hal sano oo amaah ah ka hor inta ayna si toos ah ula wareegin xagaaga dambe. Kooxda Barcelona ayaa dhankeeda ku sii dhowaanaysa in ay ku dhawaaqdo saxiixa xiddigan kadib markii uu saaka soo gaaray xarunta tababarka si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxdiisa ka hor inta aanay si toos ay u soo bandhigin maanta. Dhanka kale tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa diiday in uu xaqiijiy in xiddiga Alex Oxlade-Chamberlain iyo Shkodran Mustafi ay sii ahaan doonaan xiddigo Barcelona ah wixii ka dambeeya maalinta khamiista.

More from Caalamka, France, Germany, Ingiriiska, Italy, Muuqaladii ugu danbeeyay, Spain

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon