Daawo: Sidii La Yaabka lahayd Ee Ay Jamie Carragher iyo…

1
106 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Halyeeyada kooxaha Arsenal iyo Liverpool ee Jamie Carragher iyo Thierry Henry ayaa si qosol leh uga fal celiyay kadib markii Liverpool dhulka ku jiiday kulankii xalay. Jamie Carragher and Thierry Henry oo ah falanqeeyayaasha Sky Spor isla markaana ku guda jiray falan qaybta kulankii xalay ayaa si la yaab leh uga fal celiyay. Kooxda Liverpool ayaa guul weyn oo 4/0 ah ka gaartay dhigeeda Arsenal kulan ka tirsanaa horyaalka Premier league todobaadkiisii 3-aad.

More from Ingiriiska, Muuqaladii ugu danbeeyay

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon