Daawo: shantii Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Ee Uu Wayne Rooney…

1
180 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Xiddiga weerarka uga ciyaara xulka qaranka England iyo kooxda Everton ee Wayne Rooney ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ka fariistay ciyaara xulka qaranka England. Rooney ayaa xulka qaranka ka fariistay isaga oo u saftay 119 kulan una dhaliyay 53 gool isaga oo noqday xiddiga ugu goolasha badan xulka sidoo kale xiddiga 2-aad ee ugu safashada badan. Kulankii ugu dambeeyay ee uu Wayne Rooney u ciyaaro xulka qarankiisa England ayaa ahaa kulankii uu England guusha ka gaartay xulka qaranka Scotland bishii November waxana halka ku soo bandhigi doonaa 5-tii goo lee ugu quruxda badnaa ee uu u dhaliyay xulka qaranka England.

More from Ingiriiska, Muuqaladii ugu danbeeyay

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon