Daawo: Qaabkii Uu Wiil Yar Uga Fal Celiyay Markii Uu Arkay…

1
265 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Wiil yar oo u dhashay dalka Wales ayaa xitaa indhihiisa rumaysan waayay kadib markii uu arkay xiddiga xulka qaranka Wales ee Gareth Bale. wiilka yar oo si weyn u taageera ayaa la kulmay halyeeygiisa waxana uu ka qaatay saxiix isaga oo ku cel-celinayay kalmadaha waxa jira hal Gareth Bale, Ma Gareth Bale ayaa tahay. Gareth Bale ayaa ku soo laabtay Wales isaga oo isku diyaarinaya kulamada isku diyaarinta uu xulka qarankiisu la ciyaari doono xulka Austria.

More from Ingiriiska, Muuqaladii ugu danbeeyay, Spain

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon