Daawo: Qaabkii La Yaabka Lahayd Ee Uu Francesco Totti Uga…

1
Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka Group-yada champions league xilli ciyaareedka cusub iyada oo ay isku Group noqdeen kooxo waaweyn. Kooxaha Juventus iyo Barcelona ayaa isku group noqday iyaga oo kulankii ugu dambeeyay ee ay labada kooxood wada ciyaareen ay kulanka Juventus badisay kulankii kalena bar-baro ku kala bexeen. Halyeeyga kooxda Roma ee Francesco Totti oo samaynayay isku aadka ayaa markii uu arkay in ay kooxaha Juventus iyo Barcelona isku group Noqdeen si cajiib ah uga fal celiyay isaga oo u muuqday mid ku qoslay.

More from Caalamka, Champion-ka, Italy, Muuqaladii ugu danbeeyay, Spain

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon