Daawo: Qaabkii Ay Real Madrid U Soo Bandhigeen Koobabkii Ay…

1
Kooxda Real Madrid ayaa xalay si Rasmi ah u soo bandhigtay koobakii ay ku guulaysatay xilli ciyaareedkii hore ka hor kulankii Valencia. Xiddigaha Ronaldo,Ramos iyo Marcelo ayaa soo bandhigay koobabka super cup-ka spain, Koobka Horyaalka La Liga iyo super cup-ka yurub. Koobabka aanu horay ku soo xusnay ayay xiddigaha Ronaldo,Ramos iyo Marcelo garoonka dhexdiisa iyaga oo la wadaagay taageerayaashooda.

More from Muuqaladii ugu danbeeyay, Spain

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon