Daawo: Muran Adag Oo Dhex Maray Laba Ka Mid Ah Xiddiga Real…

1
280 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Muuqaal Baahiyaha Quattro Tv ayaa shaaciyay muran adag oo dhex maray xiddigaha Lucas Vázquez iyo Luca Modric intii ay socotay kulankii Real Madrid iyo Valencia. Real Madrid ayaa ku hor kuftay kooxda Valencia kadib bar-baro 2/2 ah taas oo keentay in ay xiddigaha Lucas Vázquez iyo Luca Modric isku dhacaan murana galeen. Khilaafka dhex maray labadan xiddig ayaa dhacay kadib markii Lucas Vázquez isku dayay in uu xirfad ku dhaafo xiddig Valencia ah uu laakiin ku fashilmay kubaduna u baxaday dibada taas oo aan cajabin Modric.

More from Muuqaladii ugu danbeeyay, Spain

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon