Daawo: Goolhaye Ka Qoomameeyay Xirfad Cajiib Ah Oo Uu…

1
336 views
Like (1) (0) Share Shuffle
Goolhayaha kooxda Ross County ee Scott Fox ayaa ka qoomameeyay xirfad cajiib ah oo uu ku kala diray weeraryahan kulan ka tirsanaa horyaalka Scotland. Goolhaye Scott Fox ayaa weeraryahan Alfredo Morelos oo ku soo orday ku kala diray xirfad cajiib ah isaga oo weeraryahankii u diray meel fog. Laakiin Weeraryahan Alfredo Morelos ayaa inta uu si deg-deg ah u soo kacay Goolhaye Scott Fox ka boobay kubada sidaasna uga dhaliyay gool.

More from Caalamka, Muuqaladii ugu danbeeyay

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon