Daawo: Goolashii Ay Liverpool Ku Xasuuqday Kooxda Arsenal…

1
179 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Kooxda Liverpool ayaa guul weyn ka gaartay kooxda Arsenal kulan ka tirsanaa horyaalka premier league todobadkiisii 3-aad kana dhacay garoonka Anfield. Goolal ay dhaliyeen Firmino,Mane,Sahal iyo Sturridge ayaa Reds ka caawiyay in ay guul weyn ka gaartay kooxda Arsenal iyada oo dusha u saartay guuldaradii labaad ee xilli ciyaareedkan. Reds ayaa sidoo kale soo bandhigtay qaab ciyaareed cajiib ah iyada oo muujisay in ay u tartami karaan hanshada horyaalka hadii ay sidaas ku sii wadaan qaab ciyaareedkooda. https://streamable.com/f3cil

More from Ingiriiska, Muuqaladii ugu danbeeyay

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon