Daawo: Goolashii Ay Barcelona Uga Badisay Alaves, Messi-na…

1
211 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Kooxda Barcelona ayaa guul fudud ka gaartay kooxda Alaves kulan ka tirsanaa todobaadkii labaad ee horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan. Goolal uu dhaliyay Lionel Messi Ayaa Barcelona ka caawiyay in ay gaarto guusheedii 2-aad oo xiriir ah iyaga oo helay 3-dii dhicood ee ciyaarta. Labadii Gool ee uu dhaliyay Lionel Messi ayaa ku galay taariikhda kubada cagta 5-ta horyaal ee ugu waaweyn yurub isaga oo noqday xiddiga 2-aad ee gaara 350 gool.

More from Muuqaladii ugu danbeeyay, Spain

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon