Daawo: Goolasha Laga Dhaliyay Todobaadkii 2-aad Ee Horyaalka…

1
232 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Horyaalka Premier league ayaa la ciyaaray todobaadkii labaad iyaga oo la ciyaaray kulamo xiiso leh oo laga dhaliyay goolal badan. Premier league todobaadkan ayaa laga dhaliyay 21 gool kuwaas oo ahaa goolal xiiso leh oo aad loola dhacay iyaga oo kooxo badan ka caawiyay in ay 3-da dhibcood helaan halka kooxo kale ka caawiyeen in ay hal dhibic u badbaadiyaan. Waxa aanu muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa 21-kii gool ee laga dhaliyay todobaadkii 2-aad ee horyaalka Premier league.

More from Ingiriiska, Muuqaladii ugu danbeeyay

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon