Daawo: Daafaaca Man United Ee Eric Bailly Oo Dirqi Uga…

1
114 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Xiddiga reer Sweden ee Zlatan Ibrahimović ayaa ku sigtay in uu gacan u qaado xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda man United ee Eric Bailly intii lagu guda jiray qolka jimicsiga kooxda Man United Eric Bailly oo la kaftamayay Ibrahimović ayaa laag u iyo feer isugu daray Zlatan kadibna orod isa sii daayay laakiin Ibrahimović ayaa ka daba orday isaga oo doonayay in uu ka jarto. Laakiin Daafacan ayaa ka orod dheereeyay isaga oo waliba qaylayay-na ka baxay qolkii uu Ibrahimović ku dhex laaga iyo feerka isugu daray xiddiga reer Sweden.

More from Ingiriiska, Muuqaladii ugu danbeeyay

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon