Daawo: Arintii La Yaabka Lahayd Ee Uu Pep Guardiola Sameeyay…

1
238 views
Like (0) (0) Share Shuffle
Tababaraha kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa sameeyay ficil la yaab leh kadib markii ay dhamaatay ciyaartii ay bar-baraha galeen kooxaha Everton iyo Man City. Kulanka ayaa ku dhamaaday bar-baro 1/1 ah kadib ciyaar xiiso leh oo ay labada kooxood soo bandhigeen iskuna mari waayeen kulanka. Guardiola ayaa markii uu siiriga garsooraha maqlay inta uu orod isa sii daayay soo salaamay tabaabraha Everton isaga oo waliba ordaya.

More from Ingiriiska, Muuqaladii ugu danbeeyay

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon